Gudoomiye Aadan Madoobe oo Beesha Caalamka u sheegay inuusan Rooble ka masuul ahayn amniga Doorashada

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan mira-dhal ah la yeeshay saaxiibbada beesha caalamka, gaar ahaan kuwooda lagu magacaabo C6+.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii doorashada lagu soo gabagabeyn lahaa si nabdoon oo waafaqsan hannaanka doorashada dadban, baahida loo qabo in la horumariyo qorshaha dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo inuu Amniga Doorashada ka masuul yahay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xubnaha C6+ ayaa balan qaadey in ay Guddoomiyaha gacan ka siin doonaan dhameystirka doorashada dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.