Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan laqaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).
Kulankaan dhexmaray Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Madoobe ayaa ahaa kulan hambalyo, salaan iyo sidii loo fasaxi lahaa Xildhibaanda lagu doortay Ceelwaaq.
Kulankaan dhexmaray Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka ayaa kusoo dhamaaday Fashil kadib markuu Gudoomiye Aadan madoobe sheegay inuusan u kala ee xanayn Xildhibaanda lagu soo doortay Gedo balse ay ku jiraan sidii xal looga gaari lahaa kuraastaas Gedo.
Leave a Reply