Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa fuliyey codsi Safiirka Imaaradka ee uu la kulmay, waxaana uu Go’aan ka gaaray khilaafka ka jiray Xildhibaanada lagu soo doortay iyo Garbahaarey Ceelwaaq.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo aanan cidna ku saxiixnayn ayaa lagu sheegay in Xildhibaanada lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ay sax yihiin.
Leave a Reply