Xalay Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya Lagu doortay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ahna Gudoomiyaha damjadiid kadib Doorasho sacotay Saacado badan.
Waxqabadka ugu horeeya ee Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa waxuu noqonayaa sidii uu fasaxi lahaa qaadka ka yimaada dalka Kenya kaas oo sanado badan imaan dalka Soomaaliya.
Dowlada Kenya ayaa soo dhaweysay Doorashada Madaxwayne Xasan Sheekh waxayna ka filayaan inuu si dag daga u fasaxo qaadka Kenya.
Leave a Reply