Sareeye Guuto Axmed Maxamuud Muuse cawl (Generaal Busulos) oo ka qayb galay Munaasabad lagu Taagerayay Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayna soo qaban qaabiyeen Xildhibaanada labada aqal ee laga Soo doorto Deeganada Waqooyiga Galgaduud iyo Gedo ayaa ku baaqay in lala shaqeeyo Madaxwaynaha Cusub, dalalka Dariska ahna Xariir wanaagsan lala Sameysto.
Leave a Reply