Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, kaas oo loo magacaabay Mudane Mahad Maxamed Salaad.
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Maalmo ka hor waxaa uu taliyaha Hay’ada Nabadsugida Soomaaliya u Magacaabay Xuldhibaan Mahad Salaad.
Mahad Salaad ayaa ah xildhibaan katirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Deegaan doorashadiisana ay tahay Maamulka galmudug.
Leave a Reply