Karaash oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland

karaash

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, oo ay u fariisteen in ka badan 18 kun oo arday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.