Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada dalku marayo.
Natiijooyinka horudhaca oo uu soo saaray Cabadiraxman Cabdishakuur ayaa ahaa sidaan hoos ku qoran.
1. 6.1 milyan oo qof oo Soomaali ah ay halis ku sugan yihiin
2. Wacyigelin la’aan baahsan ay ka dhex jirto bulshada
3. Gurmad iyo birmad degdeg oo loo baahan yahay
4. Deeqaha howlaha gargaarka dalka oo aad u ugu yar baahida jirta
5. Wadajir iyo wadashaqeyn dhanka siyaasadda ah in ay lagama maarmaan tahay.
Abaar way jirtaa laakiin
Waxa loogeeyay pooska
Qadiijo diiriye waa
60,milion haysto waan naqaanaa dadkaa shafka lacagta ayay kajacelyihiin
Raxan maamul bay yalatay
Yaadxaraan doontaan,
Ninkii badaxa xarashay
Dad baahan miyuu caawinkaraa