Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa u baaqday Maanta kooram La’aan, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Madoobe uu sheegay in Xildhibaanada badankood ay safaro ku Maqanyihiin sidaasna uu u baaqday shirkii Golaha maanta la filayey in uu qabsoomo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xildhibaanada la hadlay ayaa sheegay in kulanka maanta uusan qabsoomi karin maadaamaa xildhibaanada kulanka soo xaadiray aanu dhameyn tiro ahaan Intii loogu talo galay inuu kulanka ku furmo oo ah 139-mudane.
Ajendaha Kulanka Maanta baaqday ee Xildhibaannada ayaa waxaa looga hadli rabay Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka, iyada oo Xildhibaannada xalay loo diray farriin ah inay kulanka soo xaadiraan.
Sniga waxaan ku talinlahaa
In lakaladuraa waxaan
Qashinka ah ee aan
Matalikarin shacabka
Kuligood nairobi ayay aadeen
Markaydid xildhiban
Kenyan ah oo somalia
Aadaayo dadkaan liito waa inaan halnaa waxaan ku
Badalno xataa marka aay
Fadhiyaan golaha aqlaaq
Malahan badankooda
Waxaan muslim mahan miyaa
Midka aay doorteen wadaad hore ayuu ahaa kitaabadii
Wuutuuray deedna laaluush
Ayuu shaqo Mooday maxay matalaan hadii aay imanaayn fadhiyada ,,
This people are fairly
We don’t need them realy
Because they are cropted people