Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Xaflad soo dhoweyn ah ugu sameyey wafdigii uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud oo Maalmahan Safar shaqo ku jooga Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply