Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga.

Ujeedka kormeerka ayaa ah u kuurgelidda hannaanka shaqo ee Wasaaradda iyo Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa kulamo la leh haatan, taliyeyaasha iyo saraakiisha hoggaannada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.