Barlamaanka Dowlada federaalka ee Soomaaliya waxaa ka mid ah Xildhibaano Badan oo laga soo doortay Maamul goboleedyada kuwaas oo Wali iska casilin Xilalkii ay ka hayeen Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Cabdillaahi Xasan Nuux oo ah Habdhawraha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka, ayaa u waramay weriye BBC isagoo war bixiyey waxa laga yeelayo Xildhibaanadaas.
Leave a Reply