Madaxweyihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Xafladii Caleemo saarka Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa Bulshada ugu Baaqay In Dowladda la siiyo Fursad ay Umadda ugu Adeegto.
Dhanka Kale Madaxwayne farmaajo ayaa Madaxwaynaha cusub ugu baaqay inuu Garab taaganahay lala shaqeynayo.
Leave a Reply