Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka Jeediyey Caleemo Saarkiisa ayaa waxuu cambaareeyey Hoobiyaal ay kooxda argagixisada Alshabaab kusoo tuureen qaybo kamida Magaalada Muqdisho.
Dhanka kale Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa sheegay dowladiisa inay ka Shaqeyndoonto Siyaasad Dhex dhaxaad ah oo aanan ku Milmin dalalka Khilaafaadka u Dhaxeeya.
Leave a Reply