Wasiir Beyle oo Labada gole ee Baarlamaanka ugu Warbixiyay Miisaaniyada 2022

Bayle

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo Maanta hortay kulanka Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa warbixin ku aaddan miisaaniyada sanadkan looga dhageystay.

Wasiir Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxaa uu sheegay in diyaarinta miisaaniyada sanadka 2022 ay saameysay dib u dhac ku yimid dhameystirka hannaanka doorashada Federaalka, taas oo qasabtay in la diyaariyo miisaaniyad ku-meelgaar ah taas loo yaqaano Miisaaniyada sedex biloolaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.