Xildhibaanada oo ka horyimid inay ansixiyaan labo xubnood oo usoo gudbiyey Rooble

rooble

Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya ayaa ka horyimid in ay ansixiyaan labo xubnood oo kamid noqon lahaa gudiga arimaha dastuurka Soomaliya kuwaas oo soo Magacaabay Rooble.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.