Daawo:Miisaaniyadii Puntland oo Hoos u dhacday Kadib markii Deni Doorasho ku galay

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furaya Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntlan kaas oo ka dhacay Garoowe.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Xubnaha Barlamaanka Puntland u sheegay in Miisaniyadii Maamulka Puntland boqolkiiba shan iyo toban hoos ku dhac ku yimid, waxaana hoos udhaca ku yimid miisaaniyada Puntland keenay lacagtii lagu galay doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.