Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxaa maanta soo ku dhacday Guuldaradii ugu waynd kadib markii Xamsa Cabdi Barre loo Magacaabay Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa canshuurtii laga qaaday shacabka Puntland ee loogu talagalay in wax looga qabto baahiyaha ka jira Deegaanada Puntland sida Caafimaadka, waxbarashada, amniga iyo horumarinta Bulshada u adeegsaday inuu u isticmaalo sidii uu Madaxwayne ama Ra’iisalwasaare u noqon lahaa.
Magacaabista Madaxwayne Xasan sheekh u Magacaabay Xamsa Cabdi Barre Ra’iisalwasaaraha soomaaliya ayaa waxay Puntland iyo Deni ku tahay fashil madaama aysan helin madaxwayne iyo Ra’iisalwasaare.
Ujeedka u weyn wuxuu ahaa in Farmaajo laga tuuro sidii Afweyne.