Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre oo Caawa uu xilkaas u magacaabay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxaa Madaxweynahu uu tilmaamay in Mudane Xamze Cabdi Barre uu yahay shaqsi hufnaan iyo karti u leh gudashada xilka Cusub ee loo magaacay isla markana lagu xusuusto shaqooyinka wanaagsanaa ee uu dalka kasoo qabtay isagoo wakhtigiisa iyo naftiisa u huray shaqooyinka waa weyn oo uu ugu adeegayay bulshada Soomaaliyeed wakhtiyo kala duwan.
Madaxweynaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha Alle uga baryay inuu la garan galo shaqada Cusub ee hortaala isagoo ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyeed inay garab istaagan si uu u guto waajibaadka qaran ee horyaala.
This is a great importance that the appointment of such outstanding professional is credit to the RH President Hassan and this is the step forward which deserve unwavering complement from all over. There is also a credit to RH President Deni for his congratulation to the newly appointed prime minister.