Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo La wareegay Shaqadii wasaarada Gargaarka ayaa Gaaray Gedo

khadiijo

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani’ aadamnimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta soo gaary degmada doolow ee Gobolka Gedo Waxuuna booqday xeryaha barakacayaasha.

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani’ aadamnimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxuu la wareegay Shaqadii Wasaarada Gargaarka iyo Masiibooyinka, waxaana loo badinayaa in laga dhigi Doono Wasiirka Wasaarada Gargaarka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.