Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo wafti kale oo xildhibaano ah ayaa Diyaarad ku tagay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, Senator fartaag ayaa waxuu ka hadlay Baahiyo badan oo jira Degmada Ceelwaaq,
Fartaag ayaa waxuu ugu baaqay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo ergayga gaarka ee arimaha gargaarka Madaxwaynaha soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay wax ka qabtaan baahiyaha ka jira Ceelwaaq, Sida daawo la’aan kajirta Isbitaalka , Magaalada oo la hayan biyo Macaan iyo burbur xoogan oo ku dhacay Xafiisyada iyo Iskuulada danta Guud.
Leave a Reply