Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay Miisaaniyadda Qaranka.
Ajandaha kulanka oo ahaa akhrinta labadaad ee Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayay Xildhibaannadu dood iyo su’aalo geliyeen xisaab xirkii miisaaniyadda Qaranka sanadihii la soo dhaafay iyo miisaniyadda hortaala oo ay ku jiraan odoros miisaaniyadeed iyo Mashaariic u baahan is waafajin iyo faahfaahin meelaha qaar.
Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Golaha Shacabka iyo Wasiirka Maaliyada ayaa iswaydaarsaday Su’aalo adag oo ku saabsan Xisaabxirka Maaliyada Soomaaliya.
Islaantaan sharciga waxa aay
Kataqaano malaha ayadu waa
Waa garsoore mudici mahan
Madaxii barlamaanka wayaan
Waxaay ahayed wixii parlamanka sogudbiyo in aay
Jawaab kabixiso laakiin
Islaan cadiifada qarsan
Wayday ayay umuuqatay
Tankale parlamankii wixii
Aay qaldeen ayada xaataa
Mid ayay kahayed
Waxaan inay somali matasho
Ceeb ayay nagutahay runtii
Xasan iyo rooblr shaydan ayaa
Usoodhiibay waxa aay kuhadashay
TAlo ku Socoto
Bayle
Somali way ogtahay in
Somali aad ushaqaysay
Iska illaali moryanta
Qabsatay xamar kuna dacawee
Aduunka waxakale marabaan
In aay kaaqadan maliyada
Ayay rabaan deedna aay booban
Hantida qaranka 20 samo somali
Dibloocaliyo islaantaan qalinayso ee lasodiray ee
Carabsaaxa ah in aay guryo
Dhisato adiga bayla ah inaad
Kajortagantahay ayay aminsantay marka shaqada
Aad hayso wad adigoo carefully ah
Island aan gudonka jogto
Somali hadii aan nahay xishow
Ayaan lanahay fribi ayay
Wadanjirtay subxana allaah