Dood dheer oo maal qaadatay kadib Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyada sandkaan.
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka,waxaana Haa ku ogolaatay 204-xildhhibaan.
Leave a Reply