Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo marti ku ah Barnaamijka Falanqeynta Siyaasadda ayaa ka jawaabaya su’aalaha Shacabka waydiiyeen oo ay kamid ahaayeen lacagaha loo heysto dhalinyarada Eratariya ku maqan, Dowladda Qatar xiriirka loo jarayo, Amniga Muqdisho oo faraha kasii baxay.
Leave a Reply