Waxaa Maanta xariga laga Jaray Terminal cusub oo dhawaan Laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbaharrey ee gobolka Gedo kaas oo dhismihiisa ay Fuliyeen gudiga Horumarinta Garbahaarey.
Dhismahaan ayaa waxaa uu koobaan yahay Qaybo kala duwan sida qolka marida, Barqaad, Musqulo dhowr ah iyo halka wayn ee loogu talagay dadka ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha.
Very good reer gedow dhulkiina dhista somalina
Waxa laqaybsada gedo waa
Meel barwaaqo ah anigaa
Kudhashay garbahary iyo buurdhuubo waa 45 km
.mashaa luuq iyo garbahary aay tahay 65km tuulobarqana gobalka ama casimada ujirto
20km
Gobalka gedo dhamaan wabigaa
Juba ayaamaro luuq dolow
Buurdhuubo baardheere
Baladxaawo wuumaraa wabigu
Masha garbahary uu 17km
Haluul iyo resqode
Ceelwaaq kali ah ayuusan wabigu marin okay UK
Biritan oo aan hada joogo
Wabiyasha lacagaa lagulaxiyaa
Inkasta oo technology aay
Haystaan laakiin gedo
Dadkii ayaa ah waxa matarayaal nairobi iyo xamar
Ayay dhisaan dhulkiina dhista oo lacagaha iska aruuriya aad usodhawanayaa
Dhisman cusub
Ninkii mareexan ah oo
Madanoqadana gobalka wuu
Kadhuuntaa ayaga oo iska dhigaayo wadaniyiin maxaumo
Gedo soo soamalia mahan
Oo waliba dadka dagan waa
Wadanihiin qiimobadan
Hortaagan kenya iyo Ethiopia
Asc Somali all of you