Garyaqaan Cali Sheekh Ismaaciil oo u waramaayey Idaacada VOA ayaa kaga jawaabay su’aalo la xariiro Caqabadaha ku xeeran hannaanka dib-u eegista Dastuurka, dhismaha Maxkamad Dastuuri ah, khilaafka Madaxwaynaha iyo PM ee soo noq-noqday, masuuliyadda Amniga iyo dhamaystirka Dastuurka.
Leave a Reply