Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay diblomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradda iyagoo warbixino ka siiyay habsami u socodka shaqada Safaaradda.
Diplomatic hadii aad tahay
Waa in aad taqaano shuruucda
Aduunka dadka dagan kenya
As camca refugees waa arin
Kusaabsan Guinevere confation don’t say thanks kenya
Because THIS’S international law not kenya and somalia THIS’S worldwide
Anyway somali hoos haisudhigina
Kor uqaada madixiina