Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa maanta ka dhacay Qarax gaystay Qasaaro badan kaasi oo lagu weeraray Hotel lagu magacaabo Nuur Doob oo ay degnaayeen mas’uuliyiin badan.
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo ahaa mid xoogan oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyey, laguna weeraray Hotelka waxaana xilliga uu qaraxu dhacaayay ku sugnaa Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa kamid noqday dadkii ku dhaawacmay qaraxa, waxaana mas’uuliyiinta waxyeelada soo gaartay kamid ah Gudoomiye ku-xigeenkii hore Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise iyo Wasiirka Haweenka Hirshabeelle Casho khalif.
Wali laismagaarin ninka dalka
Hogaanka uhayo waa xasan qoslaaye Nisa ninka loodhiibay waa mahad geel
Qalow marka inbadan oo maanta
Aduunka rajo kalahaa waa dhiman doonaan waxaasna waxaana fulinaayo sirdonada is diidan ee xasan uu dalka keenay
2017 imaraadka markii lacayriyay kenya lacayriyay
Jabuuti lacayriyay nafis ayay
Umada somalida dareemeen
Hada wixii oo dhan ayaa solaabtay xasan sh maxamuud
Joog baalagawaayay oo farmaajo iskadaa maanta ayuu
Hayaa safaro uu stress
Haysto uu kuqarinaayo ayuu
Kuwaashay mahadana sirihii ayuu siigudbinayaa
Marka inta somali aay fahmayso leaderka fiican
Saan ayuu xaalku ahaan