Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor ayaa Maanta magacaabay laba Wasiir cusub oo kamid noqonaya Golaha Wasiiradiisa, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.
Madaxweyne Qoorqoor ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha u magacaabay mudane Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale wuxuu u magacaabay Wasaraadda Dhallinyarada iyo Isboortiga mudane Cumar Sheegow Maxamed.
ay.
Leave a Reply