Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre waxa uu maanta kulan gaar ah la qaatay culumadaSoomaaliyeed oo uu kala hadlay dhisitaanka xukuumad tayo leh oo si degdeg ah uga samatabixisa dhibaatooyinka heysta dadkeena iyo dalkeena.
Leave a Reply