Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ku dhawaaqay Galahiisa Wasiirada, kuwaasi oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.
Madaxweyne Guudlaawe ayaa la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii ka horeeyey.
Leave a Reply