Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa qaabilay Taliyaha guud ee Ciidanka Liyuu Boolis General Xaaji Tuur iyo sarkaal kale oo ka socda Militeriga Itoobiya.
Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay dhawaan dagaallo xuduudka Dowlad deegaanka Soomaalida iyo Gobolka Bakool ku dhex mareen ciidanka Liyuu Boolis iyo Kooxda argagixisada Alshabaab.
Dhanka Kale Madaxwayne Laftagareen iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa isku afgartay inay yeeshaan wada shaqan dhow.
Leave a Reply