Guddiga joogtada ee golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii saddexaad ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Kulanka ayaa lagu lafa-guray diyaarinta ajandaha fadhiga guud ee golaha Aqalka sare iyo dhageysiga warbixinta guddoomiyaha.
Leave a Reply