Safiirka Soomaaliya ee UK Cabdiqaadir Xaaji Axmed “Khayre” ayaa ugu baaqay Bulshada Somaliyeed in ka qeybqaataan dhameystirka Saafarada, Madaama dowlada Soomaaliya dhaqaalo haysan.
Safiirka Soomaaliya ee UK Cabdiqaadir Xaaji Axmed “Khayre” ayaa ugu baaqay Bulshada Somaliyeed in ka qeybqaataan dhameystirka Saafarada, Madaama dowlada Soomaaliya dhaqaalo haysan.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Taariikhu waxbay qortaa
Waayuhuna way isdabamaraan
Waxaa jirtay oo shèko kuyahayaa
Anigana sogaaray 85/87
Dowladii kacanka oo uu hogaanka uhayay ninkii somaliga ahaa aqilkana ahaa
AUN Maxamed siyaad bare
In uu Somali ushagay in aay
Beerha qotaan kaluunka soosaartaan dalkodadana
Illaalsadaan
Laakiin somalidu ilbaxa mahan
Tusaale 2 nin oo kenyan ayay
Lakalasaf yihiin taas oo ah
Ceeb aad uwayan ninkii madowga ahaa hadana qayeb somali ah
Gumaysto ayay doranayaan taas
Waa tusaale idinku filan
Siyaad bare taladii uu siiyay
Way diiden somali oo waxay
Dhehèen tuugsi ayaan donayanaa
Hadaba safarada londan kutaalo muhim mahan dalkii ayaa muhim ah oo ubahan
In aan halno good leader
Farmaajo markuu jogay lacaglaan maanmaqlin ciidanka
Musharku 25 bilkast wuu halijirya iyo guud ahaan shaqalaha dowlada
Maxaa isbadalay xasan markuu
Yimid mid yiraahdo waxaan ahay
Gudomiyaha abaraha mid
Yiraah safarada aan dhisno
Waan garanwaayay arinkaas
Ee somali xishoida