Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gen. Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr iyo masuuliyiin kale ayaa la wareegay deeq raashin oo ka timid dalka aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta.
Deeqda oo ka kooban 90 konteenar ayaa isugu jira cuntooyin kala duwan oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.
Madaxda Sarre ee dowlada Soomaaliya ayaa wasaaradii Gargaarka u xiray Cabdiraxmaan Cabdishakuur waana tan keentay Maanta in dhow xaafiisk oo kala duwan kala qaataan gargaarkii Imaaradka.
Leave a Reply