Farmaajo iyo Abiy Axmed oo u hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub ee dalka Kenya William Ruto

abiyaxmed

Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Keny ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto kaas oo helay 50.49% codadkii la dhiibtay, sida uu gudoomiyaha Doorashada kenya Wafula Chibukati sheegay.

Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Ra’iisalwasaaraha dlaka Itoobiya Abiy Axmed ayaa noqday Madaxdii ugu horeysay ee hambalyeeysa Madaxwaynaha Cusub ee dalka Kenya William Ruto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.