Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Maxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
Leave a Reply