Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa kormeeray xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Muqdisho

doodisho

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Federaalka ah Soomaaliya Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodisho” ayaa kormeeray xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliye ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.