Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa wali howlgal ka wada Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Dadbadan oo shacab ah oo ku sugnaa Hotelka la weeraray.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan oo faahfaahin hordhac ah warbaahinta qaranka ka siiyey weerarka caawa ay argagisxisadu ku qaaday Hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho.
Leave a Reply