Daawo:Madaxweynaha Hirshabelle ayaa dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Degmada Maxaas

guudlaawe

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo halkaas laga hirgalin doono.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha Elaboorkaan uu muhiim u yahay bulshada Magaalada waxa uuna ugu baaqay dhammaan shacabka degmada inay u istaagaan dhismaha Elaboorkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.