Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey in la burburiyo dhismaha Hotelka Xayaad ee magaalada muqdisho halkaas oo Labo maalmood ay ka dagaalamayaan Kooxda argagixisada Alshabaab.
Ciidamada Amniga Dowlada Soomaaliya oo fulinaya amarkii Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya ayaa Miinooyin ku xiray hoteel Xayaat oo ay weli ka dagaalamayaan raggii weerarka ku soo qaaday.
Leave a Reply