Gudoomiye Gobolka Gedo Axmed Bule Gareed oo ka hadlaayey Mudo kordhinta sharci darada ah ee Axmed madoobe ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday inuu Mowqifkiisa Cadeeyo.
Gudoomiye Gobolka Gedo Axmed Bule Gareed oo ka hadlaayey Mudo kordhinta sharci darada ah ee Axmed madoobe ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday inuu Mowqifkiisa Cadeeyo.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Beesha caalamka.miyaa somalia lah dowlada somalia
Iyo umada somalida afkiina
Bara aduunka majirto besha
Caalamka ladhaho araygaan
Somali iskadaaya oo dhaha
Dowlada somalia xataa hadii
Aay daciiftahay aduunku waa
Dowlado iyo qomiyaado wayaan mid mid
Ladan ahana majirto
Beesha calamka mecnahadu waa
Lanagumaystaa ayay kadhigantahay waana ceeb
Reer gedo axmad madoobe
Kismaanyo ayuu jogaa marka
Adinka dhista dhulkiina amnigana adkeeya kadib
Nabada radiya oo gedo 800km
Sq ah wabiyo ayaad haysataan
Beero ayaad haysataan
Labo wadan midna 12om ah midana
50m ah ayaa daristihiin
Axmad maxamed slaam waa nin soshaqatagay oo dantiisa eeganayo somalina way ogtahay
Hadaba dhana juboyinka iyo
Gedo nabada kashaqeeya
Dhankalan Axmad naftiisa waaniya waa intaas oo uu qaataa
Waanada asc