Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu xilalkii ugu muhiimsanaa dowladda Federaalka uu ku safay beesha hawiye.
Dhanka kale Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa sheegay Puntland inaan la siin wax u qalma, waxaan u sheegayaa Xamar waxaan magac ahayn inaysan naga jirin.
Leave a Reply