Wasiirkii hore ee Maaliyada Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal oo dhawaan Xilka laga qaaday ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwayne Deni.
Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay inuusan Deni ku raacsanayn in uu Xamar iska sharraxo, haddana wuxuu rabaa in uu saddex gobol oo keliya ka qabto doorasho oo Sool iyo Sanaag la tuuro, mana la qaadan karo.
Leave a Reply