Wasiirka Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayo doorka Bulshada kaga aadan Horumarinta iyo Xasilinta Amniga Caasimada, taasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Amniga Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Leave a Reply