Waxaa Degmada Balanabal ku soo Gaba Gaboobay Hanaanka Dhismaha Golaha Deegaanka oo Si hab Sami leh u socday Baryihii Lasoo Dhaafay,
Golaha Deegaanka Degmada Balanabal ayaa Gudoomiyaha Degmada Udoortay Mudane: Cabdi Casiis Xashi Cali Halka ay G/ kuxigeenka ay doorteen Mudane: Jamac Muxumud Diini.
Xafalada doorashada ayaa waxaa Kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) Wasiiro Iyo Xildhibaano Katirsan Galmudug, Saraakiil, Culmo Awdiin, Haween, Cuqaal Iyo Gdoomiyaha Xilka sii baneenayo ee Degmada Balanballe.
Leave a Reply