Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Magaalada London ee dalka Uk waxuu ka kireeyey Hotel ay hal habeen ku baxday Kiridiisa Toban kun oo ah Giniga Ingiriiska si uu ula kulmo qaar kamida jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London.
Hotelka uu kiraystay ergayga abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxaa la yiraahdaa Millennium Gloucester Hotel London Kensington.
Leave a Reply