Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Muqdisho, Thomas Chepkuto.
Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Kenya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada waddan ee deriska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.
Leave a Reply