Shirkii Golaha Wasiirada koonfurgalbeed oo looga hadlay Abaaraha iyo la dagaalanka Shabaab

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qorshaha Howlgalada socda, gurmadka Abaaraha, horumarinta iyo xasilinta deegaannada Koonfur Galbeed, iyo sidii laisaga kaashan lahaa Ciribtirka Argigixisada Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.