Daawo:Gudoomiye Aadan madoobe oo la kulmay Qaniisiin iyo Xildhibaan difaacay

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo Safar ku waramaya dalal ku yaala Yurub ayaa waxuu la kulmay Madaxda u ololeeya dad qaniisiinta ama loo yaqaano LGBTQ.

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa la gudoomiyaasha barlamaanada Vilgam, holand, usteeriya waxayna kawada hadleen sidii barlamaanka Soomaliya u meel marin lahaayeen xeer lagu ilaalinayo xuquuqda dadka laga tirada badan yahay gaar ahaan kuwa qaniisiinta ah.

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullaahi Cusmaan (General ciiroow) oo difaacaya kulamada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ka warbixiyay safarka guddoomiyaha uu ku marayo qaar ma mid ah wadamada qaaradda Yurub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.